BBC News, Somali - War
Top story - Somali
Gabadha awoodda badan ee la dhalatay Kim Jong-un oo digniin u dirtay Mareykanka
Gabadha awoodda badan ku leh dalka Kuuriyada Waqooyi ee la dhalatay hogaamiyaha dalkaasi Kim Jong-un ayaa uga digtay Mareykanka "in aysan xiisad sababin", marka madaxwayne Joe Biden uu diyaarinayo siyaasadaha uu kula dhaqmayo Kuuriyada Waqooyi.
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan
TOOS Madaxweyne Qoor-qoor oo goordhaw gaaray Muqdisho
Tebinta tooska ah
"Waxaan daawanayay wiilkayga oo 12 jir ah oo la gowracayo"
Haweeney ka mid ah barakacyaasha ayaa sheegtay inay daawanaysay iyadoo wiilkeeda oo 12 sano jir ah madaxa looga jarayay meel u dhow halka ay ku dhuumaalaysanaysay iyada iyo saddex carruur ah oo kale oo ay iyada dhashay.
Arrimo muhiim ah ka ogow dacwadda maanta dhageysigeeda la billaabay
Muddo badan oo Soomaaliya iyo Kenya uu u dhaxeeyey muran badeed, waxaad mooddaa in la soo gaadhay gebagebadiisii, taas oo ka dhigan in midkood lahaan doono waax badeedka yar asee ay jiifaan khayraadka baahsani.
Hadal heyn ku saabsan in la la’yahay Madaxweynaha Tanzania oo dad loo xirxiray
Madaxweyne John Magufuli ayaan fagaare lagu arkin muddo labo isbuuc ah, iyadoo ay jireen warar la isla dhex marayay oo sheegaya inuu xanuunsan yahay.
Gabadh 12 jir ah oo la afduubay si loogu guuriyo nin aysan isku diin ahayn
Ilaa 1,000 gabdhood oo isugu jira masiixiyiin, Hindu iyo Sikh ayaa la sheegay sanad kasta lagu afduubto Pakistan, kaddibna lagu khasbo in ay diinta islaamka qaataan oo la guursado.
Muxuu yahay talaalka AstraZeneca ee maanta Soomaaliya la geeyay?
Tallaalka maanta la geeyay Muqdisho, wuxuu gaarayaa ilaa 300,000 oo ah nooca Oxford-AstraZeneca si loo gaarsiiyo boqolkiiba 20% ka mid ah dadka ku nool Soomaaliya.
Kim Jong-un ma wuxuu wicitaanka ku dhageystay Biden?
Bishii January, hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in Mareykanka ay yihiin cadowga ugu wayn ee uu dalkiisa leeyahay.
Macluumaad: Dhageysiga dacwadda muranka badda ee maanta Hague ka bilaabnaya
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Hague ee dalka Holand uu ka bilaabmo dhageysiga dacwada muranka badda ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya.
Maqal iyo Muuqaal
Dhageyso, Dhageyso: Kumuu ahaa Janaraal Axmed Jaamac Muuse, Muddada 1,10
Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Axmed Jaamac Muuse.
Muuqaal, Dastuurka Soomaaliya iyo qoondada dumarka, Muddada 3,05
Sida dastuurka uu qabo, dumarka way qaban karaan xilalka ugu sarreeya ee Soomaaliya, balse maxaa ku gudban?
Muuqaal, Dwoaldda Soomaaliya: Imaaraadka ayaa dalka qalalaase ka abuuraya, Muddada 9,13
Dwoaldda Soomaaliya: Imaaraadka ayaa dalka qalalaase ka abuuraya
Muuqaal, Asad Xaajiyow: Waxaan ku qannacsannahay qaddarta Alle ee aan lixaadkeyga ku waayay, Muddada 2,23
Asad Xaajiyow: Waxaan ku qannacsannahay qaddarta Alle ee aan lixaadkeyga ku waayay
Muuqaal, Daawo: Bisadda aadka ay warbaahinta adduunka u hadal hayso, Muddada 3,03
Daawo: Bisadda aadka ay warbaahinta adduunka u hadal hayso
Muuqaal, Gabadh 30 sano jir ah una soo joogtay marxaladihii Soomaaliya ay soo martay, Muddada 2,09
Gabadh 30 sano jir ah oo u soo joogtay marxaladihii Soomaaliya ay soo martay, haddana ah bare jaamacadeed ayaa ka sheekeysay khibraddeeda.
Sawirro
Derbijiifkii noqday jaamiciga iyo macallin
Jesse Thistle, oo iskuulka isaga tegay, ayaa ka soo kabtay la qabsiga daroogada iyo derbijiifnimada si uu u hiigsado waxbarashadiisa sare.
Ciyaaryahan Afrikaan ah oo laga khiyaamay hal milyan oo dollar
Zamalek oo ka dhisan dalka Masar inkastoo maxkamdda cayaaraha ay amar ku bixisay laba bilood ka hor in cayaaryahanka la siiyo lacagtiisa.
Ciyaaryahan "ka baxsaday" Iran oo ka degay Israa’iil
Saciid waxaa laga soo dhaweeyay Israa'iil, balse waxaa laga cambaareeyay Iran.
Cristiano Ronaldo oo "gacalisadiisa darteed u jebiyay shuruucda coronavirus"
Weerar yahanka kooxda Juventus ayaa la sheegay inuu safar ku tegay gobollo ka tirsan Talyaaniga si uu ugu dabaal dego dhalashada gacalisadiisa.
Manchester City oo heshay fursad u horseeday kaalin muhiim ah
Kooxda ayaa guushaan uga dhigantahay tii shanaad oo xiriir ah
Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski oo taariikh cusub dhigay
Bayern Munich ayaa guushan iskaga dhaqday ceebtii bartamihii todobaadka ka soo gaartay kooxda heerka labaad ka ciyaarta ee , Holstein Kie
Dhaktar ciyaartoyda dhiig siin jiray oo xukun lagu riday
Mark Schmidt wuxuu mas'uul ka ahaa barnaamij caalami ah oo ciyaartoyda lagu siin jiray faraanti dhiigga u kordihiya.
Coronavirus: Tixraaca wararka Covid-19 ee Afrika
Coronavirus: Tixraaca wararka Covid-19 ee Afrika
Jikada iyo cunto karinta ragga Soomaalida!
Way yartahay in la arko rag Soomaali ah oo jikada ku jira oo cunto u karinaya qoyska, sidoo kalena caawinaya xaaska. Maxay tahay sababta?
Meel uu dhagax roob ahaan uga da'o, baddeeduna ay tahay dab
Kusoo dhawoow meeraha K2-141b, oo ah ‘dhul cajiib ah’ kuleyl dartiis dhagaxyada ayaa dhalaala oo sida roobka usoo da'a, biyaha waxay ka sameysan yihiin dab, dabeyshuna waxay ku socotaa xawaare aad u dheereeya. Sidaasoo ay tahayna waxay kula ahayd in meeraha dhulka ay xaaladdiisu adkeyd 2020-ka!
Daraasad Soomaalida ku dartay bulshooyinka caddaanka ah oo hadal heyn abuurtay
Jaamacadda California ee dalka Mareykanka oo ka mid ah xarumaha waxbarasho ee ugu waaweyn caalamka ayaa bulshada soomaalida ah ku dartay liiska jinsiyadaha caddaanka ah.
Maxaad ka taqaannaa ninka cusub ee noqday qofka ugu taajirsan Adduunka?
Milkiilaha shirkadaha Tesla iyo SpaceX ayaa ka hanti batay Jeff Bezos oo dhowr sano ahaa ninka ugu taajirsan caalamka.
30 sano ka dib rididdii dowladdii kacaanka maxay Soomaaliya ka dhaxashay?
Soomaaliya waxaa manta u buuxsantay 30 sano oo laga joogo malintii Muqdisho laga qabsaday dowladdii militariga ee Maxamed Siyaad Bare uu hoggaaminayay.
Siduu ninkan labo goor taajir iyo faqiir ku noqday?
Ted Ngoy oo ah nin qaxootinimo uga yimid waddanka Cambodia wuxuu ka taajiray bur-saliid, kaddibna wuxuu hantidiisii oo dhan ku waayay khamaar uu dhigtay.
Sidee maalqabeen ku noqon kartaa? raac 10 qodob
Jeff Bezos waa ninka ugu taajirsan caalamka wuxuuna hoggaamiyaa mid ka mid ah shirkadaha ugu guusha badan caalamka, waana shirkadda Amazon.
Erdogan oo lagu dhaliilay garab istaag uu u sameeyay Soomaaliya
Turkiga ayaa Soomaaliya ka taageeray dhinacya badan oo ay kamid yihiin dhaqaalaha iyo amniga
"Madaxweyne Erdogan wuxuu mar waddooyinka ku iibin jiray rooti"
Intii uu Erdogan xilka hayay waxaa korodhay saameynta Turkiga ee caalamka
Warbixinta Todobaadka
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Faraaciinta Masar, waase kee kan lagu sheegay Quraanka?
Taariikhda Masaarida waa mid qadiimi ah. Khubaro ayaa muddo dheer ku bixiyay uruurinta raadadka qadiimka ah, waxaa na loo qaybiyaa illaa Saddex wakhti oo kala duwan
Halkan kala soco Barnaamijka Baafinta ee BBC Somali
Barnaamijka dadka is baadigoobaya
Dheeraad
Sawirradii ugu cajiibsanaa caleema saarka Biden
Waxaan idiin soo gudbineynaa sawirradii ugu cajiibsanaa ee dhaarintii Joe Biden iyo maalintii ugu horreysay ee loo caleema saaray inuu noqdo madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka.
Sawirradii ugu heerka sarreeyay ee Afrika ee todobaadka
Waa qaar ka mid ah sawirradii ugu wanaagsanaa ee aynu idinkaga soo xulnay qaaradda Afrika iyo goobo ka baxsanba.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Duhurnimo, 13:59, 16 Maarso 2021, Muddada 30,30
Waa Idaacad aad kaga bogan karto wararka duhurnimo iyo welibo cayaaraha.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 16 Maarso 2021, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Maarso 2021, Muddada 45,30
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Duhurnimo, 13:59, 15 Maarso 2021, Muddada 30,30
Waa Idaacad aad kaga bogan karto wararka duhurnimo iyo welibo cayaaraha.
Xul
Saddex kiis oo ay maxkamadda ICJ ku dhageysatay ZOOM ka hor kiiska Soomaaliya iyo Kenya
Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska Badda ee Maxakamadda ICJ ay billaabweyso 15-ka bishan March, maadaama laga dhigayo qaab muuqaal ah.
Isbarbardhigga awoodda militari ee Itoobiya iyo Suudaan
Waxaa sii xoogeysaneysa xiisadda u dhaxeysa dalalka Itoobiya iyo Suudaan, kuwaasoo isku heysta deegaanno ka mid ah xadka kala qeybiya.
Maxay yihiin qareennada cusub ee hoggaaminaya dacwadda Kenya ee ICJ?
Dhegaysiga kiiska u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa loo madlan yahay 15-ka bishan.
Kumuu ahaa Jeneraal Maxamed Nuur Galaal?
Wuxuu kamid ahaa saraakiishii ugu khibradda badneyd ee milateriga Soomaaliya
Lamaanaha arooska ahaa: ‘markii aan ka waynay dadkii soo baxay, maydkooda ayaan iska sugnay’
15 ruux oo ku geeriyootay weerarkii shalay lagu qaaday Hoteelka Afrik ee magaalada Muqdisho waxaa ka mid ahaa lamaane aroos ku jiray.
Cabdirashiid Janan oo ka hadlay tirada maxaabiistii looga qabtay dagaalkii Beled Xaawo
Wasiirka amniga ee maamulka Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabadinuur (Janan) ayaa qirtay in dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Beled Xaawo looga qabtay ciidamo ka tirsanaa askartiisa.
'Xaaskeyga waxay mataano dhashay annagoo ka dhuumaneyna ciidanka Itoobiya'
Nin aabbe ah ayaa BBC-da uga sheekeeyay musiibadii ku dhacday markii uu ka qaxayay dagaalka gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.
10 nin oo helay lacag tallaalka loogu iibin karo dhammaan dadka caalamka
Bilyaneerrada hantidooda waxay sare u kacday intii uu socday cudurka safmarka ah, halka malaayiin qofna ay sabool sii noqdeen, sida ay sheegtay Oxfam.
Guul usoo hoyatay dumarka Muslimiinta ee katirsan milateriga Koonfur Afrika
Markii hore waxay culeys kala kulmi jireen xirashada Xijaabka.
Nin 20 sano raadinayay lacag uu xaday Madaxweyne dhintay
Wicitaan telefoon oo la sameeyay habeen saq dhexe ah ayaa sababay in qareen u dhashay Switzerland uu dabagal ku sameeyo lacagtii uu xaday madaxweynihii Nigeria.
Akadeemiyadda BBC-da
Akadeemiyadda BBC-da
Goob ay macluumaad ka helaan suxufiyiinta
Saxaafadda Digital-ka
Saxaafadda Digital-ka
Sida Raadiyaha wax loogu qoro
Sida Raadiyaha wax loogu qoro
Barnaamijka BBC Somali TV
Daawo telefishinka BBC Somali
La soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.